Ujeedo:Kala libsi dhul banaan.
libiye/libiso : Maxamed As Cismaan
ismaaclil ..........................................
libsade/libsato: C/raxmaan Maxamed C/laahi oo uu wakili u yahay Caaqil Maxamed C/laahi cilmi ..........................................
Qodobka 1Aad libsade: Anigoo ah wakilka libsadaha kor ku xusan waxaan halkan ku cadaynayaa in aan u libiyey dhulka faaladiisu hoos ku qorantahay libsadaha kor ku xusan waxaan u siyey lacag dhan ($5500) shan kun iyo shan boqol oo doolar oo doolar maanta waxaan bixiyey lacag dhan ($3000) sadex kun oo doolar baaqiga hadhay oo dhan ($2500) laba kun iyo shan boqol oo doolar waxaan balan qaadayaa in aan ku bixin doono mudo Lix Bilood ah oo ka bilaabanta maantooy taariikdhu tahay Bisha sagaaalaad 5/9/2016.Sidaasaan saxeexay anigoo miyir qaba.
Qodobka 2Aad libiye: Anigoo ah libiyaha kor ku xusan waxaan cadaynayaa in aan libiyay dhulka faaladisiisu hoos ku qorantahay baaqiga hadhayna waxaan ogolahay in la isiiyo wakhtigaa korku xusan sidaasan saxeexay anigo miyir iyo maanba qaba.
Faalada Dhulka:
Dhulka cabirkiisu waa 20mx10m, Jihooyinkiisu waa waqooyi waa wado(wanna dhinca 20m),inta kale waa dhisme,dhulkani wuxuuku yaalaa degmada i/k/burr xaafada/lixle Beerta Ilma Aw Cismaan.
Damiin:
Waanu isku kalsoo nahay
Saxeexa Markahaatiyaada:
1. Maxamed Kayd Xasan..........................................2. Maxamed Axmed Cali..........................................
3. Aamina Muxumed C/laahi..........................................4. Ifaraax C/raxmaan Cali..........................................
Saxeexa Nootaayada:
Xafiiska Nootaayada wuxuu cadaynayaa in warqadan horteeda lagu saxeexay
Maamulaha Xafiiska
(Cali C/laahi Cumar)